HomeUncategorized

Barnaamijka Dhaliil & Dhiirigelin – qabanqaabada xuska munaasabada 1-da Ogosto ee aasaaska dawlada Puntland.

Garowe, July 30 – 1-da Ogosto waa maalinta dawlada Puntland. Gobollada Puntland, khaasatan caasimada Puntland ee Garowe, waxaa ka socda barnaamijyo lagu xusayo munaasabada 1-da Ogosto, halka magaalooyinka waaweyn ee kalena ay ka socdaan barnaamijyo iyo xaflado lagu qadarinayo xuska maalinta dawlada Puntland. Diiwaanka Wararka, Idadacada Daljir. http://daljir.com/

Dhagayso Barnaamijkii Caawa iyo Daljir 20, Febru, 2016 – Wariye Jamaal Faarax Aadan.
DHEGEYSO-Isbahaysiga isbedel doonka oo dhaliilay go’aamadii madasha.
Weriye Axmed Cali Faarax oo aan ka waraysanay afkaarta siyaasadeed ee is khilaafsan ee huwan magaca SSC.

Garowe, July 30 – 1-da Ogosto waa maalinta dawlada Puntland. Gobollada Puntland, khaasatan caasimada Puntland ee Garowe, waxaa ka socda barnaamijyo lagu xusayo munaasabada 1-da Ogosto, halka magaalooyinka waaweyn ee kalena ay ka socdaan barnaamijyo iyo xaflado lagu qadarinayo xuska maalinta dawlada Puntland.

Diiwaanka Wararka,
Idadacada Daljir. http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: