Barnaamijka Dhaliil & Dhiirigelin – qabanqaabada xuska munaasabada 1-da Ogosto ee aasaaska dawlada Puntland.

Garowe, July 30 – 1-da Ogosto waa maalinta dawlada Puntland. Gobollada Puntland, khaasatan caasimada Puntland ee Garowe, waxaa ka socda barnaamijyo lagu xusayo munaasabada 1-da Ogosto, halka magaalooyinka waaweyn ee kalena ay ka socdaan barnaamijyo iyo xaflado lagu qadarinayo xuska maalinta dawlada Puntland.

Diiwaanka Wararka,
Idadacada Daljir. http://daljir.com/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com