HomeUncategorized

Guddiga wacyigelinta shacabka Puntland oo maalintii 4-aad farriimo digniin & hogatusaalayn isugu dhafan u diray shacabka Puntland.

Garowe, July 30 - Waxaa maalintii 4-aad la hadlay shacabka Puntland guddiga wacyigelinta shacabka Puntland, lana wadaagay farriimo nuxurkoodu yahay l

Waraysi-Nabadoon Yaasiin C.samad oo kahadlay soo xulista golaha deegaanka Galkacyo.
Uganda oo heshay macluumad dheeraad ah oo muujinaya in weeraro Argagixiso laga fulinayo Kampala
Nabadoonada gobolka Bari oo soo saaray baaq ka kooban 7 qodob oo ku salaysan sugida and adkaynta amniga ee Bossaso.

Garowe, July 30 – Waxaa maalintii 4-aad la hadlay shacabka Puntland guddiga wacyigelinta shacabka Puntland, lana wadaagay farriimo nuxurkoodu yahay la wadaagida shacabke ee in ay ka digtoonaadaan ciddii wax u dhimaysa amniga, la shaqeeyaan hay’adaha amniga, aanay iyagu fulin and gacmahoodu ku fulin sharciga, ayna niyada ku hayaan ahmiyada amniga ee Puntland.

Diiwaanka Wararka,
Idadacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: