HomeUncategorized

M/weyne Shariif oo cambaareeyey qaraxyadii Kampala, bidhaamiyey baahida ciidamo shisheeye & in ciidanka AMISOM ay u yimaadeen si ay u caawiyaan Somalida.

Muqdisho, July 16 - M/weynaha dawlada federaalka ah Sh. Shariif ayaa maanta shir jaraa'id ku qabtay Villa Somaliya. Waxaa uga tacsiyeeyey shacabka Ug

UNHCR iyo dalalka Kenya iyo Soomaaliya oo maanta Nairobi kaga shiraya celinta qaxootiga Soomaalida
Danjiraha Eretria u fadhiya Nairobi oo beeniyey in dalkiisu caawiyo Al-shabaab.
Masuuliyiin katirsan jaamacadda Al-Miftaax ee Suudaan oo booqday Bosaso(Sawiro)

Muqdisho, July 16 – M/weynaha dawlada federaalka ah Sh. Shariif ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay Villa Somaliya. Waxaa uga tacsiyeeyey shacabka Uganda qaraxyadii Kampala, halka uu ka dhaleeceeyey xoogaga Islaamiyiinta ah ee ka dagaalama gobollada Koonfureed ee Somaliya. M/weyne Shariif waxaa uu ugu baaqay shacabka Somaliya in ay taageeraan dawlada, ayna la dagaalamaan ‘cadawga Somaliya’ oo uu sheegay in ay yihiin xoogag nabad diid ah.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir. http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: