HomeUncategorized

Mudaaharaad ka dhashay ciyaar saaxiibtinimo oo dhex mari lahayd Dhahar & Xingalool oo ka dhacay Xingalool.

- Xingalool, July 12 - Culimada mamnuucday ciyaarta & qaar ka mid ah ciyaartoyda mudaaharaadka dhigay ayaan ka waraysanay ciyaar saaxiibtino oo ahayd

DHEGEYSO-Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo kormeeray Suuqa Xera-dayax iyo Cisbitalka..
10 qof oo cudurka shubanka ugu geeriyootay degmada Qandala ee gobolka Bari.
Shan qof oo ku dhintay shil gaari oo xalay ka dhacay gobolka Karkaar.

– Xingalool, July 12 – Culimada mamnuucday ciyaarta & qaar ka mid ah ciyaartoyda mudaaharaadka dhigay ayaan ka waraysanay ciyaar saaxiibtino oo ahayd in ay dhex marto 2 kooxood ee ka kala socda Dhahar & Xingalool. Culimada degmada Xingalool ayaa faray dhallintu in ay joojiyaan ciyaarta, iyaga oo sida ay sheegeen ay horseedi karaan fasahaad. Dhalinyarada 2-da kooxood ayaa ku gacansayray ra’yiga culimada …

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: