HomeUncategorized

Beeldaaje Ismaaciil Beeldaaje Yaasiin oo baaq nabadeed u diray laba ardaa oo ku dagaalamay Uurjire & Uur Hooyo.

Bossaso, June 28 - Beeldaaje Ismaaciil oo ka mid ah Issimada Puntland ayaa baaq nabadeed u diray laba ardaa ee ood-wadaagta ah ee dagaalku ku dhex m

Dhagayso Sh. Maxamuud oo ka digay dadka is-gubaya oo kusoo badanaya Puntland
Roobab ka da’ay Gobolka Hiiraan oo Khasaare Baaxad leh Sababay
PHOTO NEWS: Ka Bogo Sawirada Shirka wadatashiga Puntland Ee Gaaalkacyo Ka Furmay

Bossaso, June 28 – Beeldaaje Ismaaciil oo ka mid ah Issimada Puntland ayaa baaq nabadeed u diray laba ardaa ee ood-wadaagta ah ee dagaalku ku dhex maray deegaanka Uurijire & Uur Hooyo ee gobolka Karkaar.

Beeldaaje Ismaaciil ayaa sidoo kale baaq u diray Issimada, dawlada Puntland iyo indheergaradku in ay sida ugu mudan u wajahaan xal u hellida muranka u dhexeeya labada ardaa.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir. http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: