HomeUncategorized

Cali Cilmi Maraykan & Yusuf C. Baxnaan oo u jawaabay wasiirka kalluumaysiga ee Puntland Maxamed Faarax Adam.

Cali Cilmi Maraykan & Yusuf Cismaan Baxnaan oo ka mid ah ardaayada Buuhoodle ee gobolka Cayn ayaa la soo xiriiray idaacada Daljir Buuhoodle, kana had

Nin xiran dharka haweenka & dad kale oo loogu shakiyey hawlo argagixiso oo lagu qabtay Garowe.
Gabdho horey u sheegay in ay ka Baxayaan Daacish oo wali ku sugan Syria
Uganda iyo Midowga Afrika oo Isku khilaafsan Magta Askarta kaga Dhimata Soomaliya

Cali Cilmi Maraykan & Yusuf Cismaan Baxnaan oo ka mid ah ardaayada Buuhoodle ee gobolka Cayn ayaa la soo xiriiray idaacada Daljir Buuhoodle, kana hadlay waraysi aan hore ula yeelanay wasiirka kalluumaysifa =& khayraadka badda ee Puntland Maxamed Faarax Adam oo ku saabsanaa natiijada shir wadatashi ah oo mid ka mid ah ardaayada gobolka Cayn ay ku yeesheen magaalada Buuhoodle.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir. http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: