Cali Cilmi Maraykan & Yusuf C. Baxnaan oo u jawaabay wasiirka kalluumaysiga ee Puntland Maxamed Faarax Adam.

Cali Cilmi Maraykan & Yusuf Cismaan Baxnaan oo ka mid ah ardaayada Buuhoodle ee gobolka Cayn ayaa la soo xiriiray idaacada Daljir Buuhoodle, kana hadlay waraysi aan hore ula yeelanay wasiirka kalluumaysifa =& khayraadka badda ee Puntland Maxamed Faarax Adam oo ku saabsanaa natiijada shir wadatashi ah oo mid ka mid ah ardaayada gobolka Cayn ay ku yeesheen magaalada Buuhoodle.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir. http://daljir.com/

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com