HomeUncategorized

Wasiirka kalluumaysiga ee Puntland oo aan ka waraysanay natiijada kulamo ka dhacay Buuhoodle, Cayn.

Buuhoodle, June 18 – Wasiirka kalluumaysiga & khayraadka badda ee Puntland Maxamed Faarax Adam oo in dhawaale ku sugnaa gobolka Cayn ayaa ka xog warramay xaalada gobolka Cayn, iyo kulamo ay la yeesheen Issimada iyo indheergaradka gobolka Cayn. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. http://daljir.com/

DHAGAYSO: MAP iyo Maamulka Daljir oo Canbaareeyay Xadhiga Agaasime Gaardi iyo Wariye Jamaal Faarax
DHEGEYSO-Xoolaha Puntland oo la gaarsiinayo gurmad caaafimaad.
Yuusuf Indha-Cadde oo lagu xiray Ugandha, iyo dadaal lagu siidaynayo oo hadda socda.

Buuhoodle, June 18 – Wasiirka kalluumaysiga & khayraadka badda ee Puntland Maxamed Faarax Adam oo in dhawaale ku sugnaa gobolka Cayn ayaa ka xog warramay xaalada gobolka Cayn, iyo kulamo ay la yeesheen Issimada iyo indheergaradka gobolka Cayn.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir. http://daljir.com/

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: