HomeUncategorized

Warbixin ku saabsan khasaare ka dhashay dab qabsaday xerada Shabeele ee muhaajiriinta ku nool Bossaso .

Bossaso, June 13 – Dab ayaa maanta qabsaday xerada Shabeele ee ay ku nool yihiin dad muhaajirin ah oo ka soo qaxay koonfurta Somaliya. Hal qof ayaa la sheegay in uu ku dhintay, halka cooshash badani ay ku bas beeleen. Daljir.com

DHEGEYSO-Islaan Axmed Islaan Maxamuud oo kahadlay xaaladda Puntland.
Dhagayso Warkii Caawa ee Radio Daljir 12 – March 2016 Wariye Khadro Maxamed Sharaf Daljir Boosaaso
DHAGAYSO: Tarsan oo si Adag uga Hadlay Xadhig RW Somaliya loogu Gaystay Nairobi,Dhaliil-na u Jeediyay Dowladda

Bossaso, June 13 – Dab ayaa maanta qabsaday xerada Shabeele ee ay ku nool yihiin dad muhaajirin ah oo ka soo qaxay koonfurta Somaliya. Hal qof ayaa la sheegay in uu ku dhintay, halka cooshash badani ay ku bas beeleen.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: