HomeUncategorized

Iska-horimaad sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Burco, Togdheer.

Burco, June 10 – Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac una dhexeeya ciidanka bilayska Somaliland iyo dablay hubaysan oo la sheegay in ay xiriir la leeyihiin kooxa diimeed ka dagaalama Muqdisho ayaa ka dhacay xaafada Oktoobar ee bariga magaalada Burco. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. Daljir.com

Xaaladda magaalada Buuhoodle oo saaka deggan & dareen cabsiyeed oo laga qabo dagaal mar kale dhaca.
DHEGEYSO-Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Cabdifatax Cumar Geeddi.
Qaar ka mid ah dadkii ku dhaawacmay dagaallada gobolka Cayn oo la keenay Galkacyo.

Burco, June 10 – Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac una dhexeeya ciidanka bilayska Somaliland iyo dablay hubaysan oo la sheegay in ay xiriir la leeyihiin kooxa diimeed ka dagaalama Muqdisho ayaa ka dhacay xaafada Oktoobar ee bariga magaalada Burco.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: