Iska-horimaad sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Burco, Togdheer.

Burco, June 10 – Dagaal sababay dhimasho iyo dhaawac una dhexeeya ciidanka bilayska Somaliland iyo dablay hubaysan oo la sheegay in ay xiriir la leeyihiin kooxa diimeed ka dagaalama Muqdisho ayaa ka dhacay xaafada Oktoobar ee bariga magaalada Burco.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0