HomeUncategorized

Weriye Maxamed Shaqalle oo u shaqeeya TV-ga Universal oo lagu xiray Laascaanood, Sool.

Laascaanood, June 09 – Weriye Maxamed Shaqalle ayaa la sheegay in loo xiray tebinta mudaaharaado shalay ka dhacay magaalada Laacaanood, looga soo horjeedo booqasho uu magaalada laascaanood ku tagey Faysal Cali Waraabe, madaxada xisbiga UCID ee Somaliland. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. Daljir.com

Wasiirka waxbarshada ee dowladda Puntland oo kormeeray goobaha waxbarasho ee magaalada Gaalkacyo, sheegayna inay deeqaha waxbarshada ku dadaalayaan.
Caawa iyo Daljir, Khamiis Dec 27-2012, Khadar Cawl Ismaaciil ( Daljir Buuhoodle )
DHEGEYSO-Beelo ku dagaalamay Caabud-waaq oo heshiis hordhac ah gaarey.

Laascaanood, June 09 – Weriye Maxamed Shaqalle ayaa la sheegay in loo xiray tebinta mudaaharaado shalay ka dhacay magaalada Laacaanood, looga soo horjeedo booqasho uu magaalada laascaanood ku tagey Faysal Cali Waraabe, madaxada xisbiga UCID ee Somaliland.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: