HomeUncategorized

Prof. Dhalxa oo sharci darro ku tilmaamay doorashada guddoonka cusub ee baarlamaanka federaalka ah.

Muqdisho, June 06 - Maxamed Cumar Dhalxa ayaa sheegay in doorashadu ay ka hor imanayso dhamaan shuruucda iyo qawaaniinta ku dhigan axdiga ku meel gaa

DHEGEYSO-Gudiga doorashada dadban ee Puntland oo war soo saaray.
Madaxweynaha Somalia oo soo Dhaweeyay Heshiiskii Gaalkacyo
M/weyne Faroole iyo wafti oo hoggaaminayo oo maanta u safray dalka dibaddiisa.

Muqdisho, June 06 – Maxamed Cumar Dhalxa ayaa sheegay in doorashadu ay ka hor imanayso dhamaan shuruucda iyo qawaaniinta ku dhigan axdiga ku meel gaarka ah. Prof. Dhalxa waxaa uu sharci darro ku tilmaamay doorashada guddoonka cusub ee baarlamaanka federaalka ah oo uu sheegay in ay ka hor imanayso dhamaan shuruucda iyo qawaaniinta u deggan axdiga ku meel gaarka ah.

Diiwaarnka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: