HomeUncategorized

Nuqul heshiiska Galkacyo ee ay kala saxiixdeen Puntland iyo dawlada federaalka ah ee Somaliya.

Galkacyo, Sept 15 – Dawlada federaalka ah ee Somaliya iyo dawlada Puntland ayaa heshiis ka kooban 15 qodob ku kala saxiixday Galkacyo 23-kii Ogoosto. R/wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke iyo M/weyne C/raxmaan Maxamed Maxamuud ayaa heshiiska u kala saxiisay labada dhinac. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. Daljir.com

DHAGAYSO:Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Wariye Khadar Cawil
Dhagayso Barnaamijka Caawa iyo Daljir Axad May 01- 2016 – Wariye C/fitaax Cumar Geeddi (Studio Daljir Garowe)
Ahlusunna waljamaaca oo gobolka Gedo ka biloowday dhaqdhaaqyo dagaal oo ka dhan ah Alshabaab

Galkacyo, Sept 15 – Dawlada federaalka ah ee Somaliya iyo dawlada Puntland ayaa heshiis ka kooban 15 qodob ku kala saxiixday Galkacyo 23-kii Ogoosto. R/wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke iyo M/weyne C/raxmaan Maxamed Maxamuud ayaa heshiiska u kala saxiisay labada dhinac.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: