Nuqul heshiiska Galkacyo ee ay kala saxiixdeen Puntland iyo dawlada federaalka ah ee Somaliya.

Galkacyo, Sept 15 – Dawlada federaalka ah ee Somaliya iyo dawlada Puntland ayaa heshiis ka kooban 15 qodob ku kala saxiixday Galkacyo 23-kii Ogoosto. R/wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke iyo M/weyne C/raxmaan Maxamed Maxamuud ayaa heshiiska u kala saxiisay labada dhinac.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com