HomeUncategorized

Dawlada Puntland oo war saxaafadeed dhaleecayn ah ka soo saartay dilka 5 wadaad oo tabliiq ah. [Akhris …]

Galkacyo, Aug 12 – Waxaa maanta lagu dilay xaafada Wadajir ee koonfurta magaalada Galkacyo 5 wadaad oo tabliiq ah, oo uu dhashay dalka Pakistan. Dawlada Puntland ayaa war saxaafadeed ay ku dhaleecaynayso dilka wadaadada ka soo saartay, uguna baaqday maamulka xaafada Wadajir in ay qabtaan ciddii fal dambiyeedka ka dambaysay. Diiwaanka Wararka, Idaacada Daljir. Daljir.com

5 dhimasho ah, 5 dhaawac ah oo uu sababay qarax ka dhacay saldhiga bilayska ee magaalada Laascaanood.
Dhaq-dhaqaaqyo hubaysan oo ka biloowday duleedka degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay.
Hay’adda Amnesty International oo sheegtay Kenya in aysan Qaxootiga Dhadhadhaan ku qabsi karin Soomaaliya in ay aadaan.

Galkacyo, Aug 12 – Waxaa maanta lagu dilay xaafada Wadajir ee koonfurta magaalada Galkacyo 5 wadaad oo tabliiq ah, oo uu dhashay dalka Pakistan.

Dawlada Puntland ayaa war saxaafadeed ay ku dhaleecaynayso dilka wadaadada ka soo saartay, uguna baaqday maamulka xaafada Wadajir in ay qabtaan ciddii fal dambiyeedka ka dambaysay.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: