Dawlada Puntland oo war saxaafadeed dhaleecayn ah ka soo saartay dilka 5 wadaad oo tabliiq ah. [Akhris …]

Galkacyo, Aug 12 – Waxaa maanta lagu dilay xaafada Wadajir ee koonfurta magaalada Galkacyo 5 wadaad oo tabliiq ah, oo uu dhashay dalka Pakistan.

Dawlada Puntland ayaa war saxaafadeed ay ku dhaleecaynayso dilka wadaadada ka soo saartay, uguna baaqday maamulka xaafada Wadajir in ay qabtaan ciddii fal dambiyeedka ka dambaysay.

Diiwaanka Wararka,
Idaacada Daljir.

Daljir.com

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com