Beesha Geri-koombe oo Codsatay In Laga Qaybgeliyo Barlamaanka Puntland (dhegayso)

Beesha Geri-koombe oo Codsatay In Laga Qaybgeliyo Barlamaanka Puntland (dhegayso)

Odayaasha iyo waxgaradka beesha Geri-koombe oo kamid ah beelaha dega deegaamada Puntland ayaa ka codsatay madaxda iyo waxgaradka Puntland in laga qaybgeliyo xubnaha barlamaanka Puntland, haddii uu hirgalo qorshaha lagu kordhinayo.

DHEGAYSO

Audio Player
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com