Wasiir Juxaa,”Muqdisho Waa Inay Yeelataa Maamul Shacabku Doorteen” (DHEGAYSO)

HomeWararka

Wasiir Juxaa,”Muqdisho Waa Inay Yeelataa Maamul Shacabku Doorteen” (DHEGAYSO)

Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha dowladda Soomaaliya Cabdi Faarax Saciid Juxa ayaa sheegay in ay muhiim tahay in Magaalada Muqdisho ay yeelato must

Madaxwaynaha Puntland oo Agaasime Cusub u Magacaabay Hay’adda PAC
Saaka & Dunida iyo Cabdifataax Cumar Geeddi, Daljir Garoowe (dhegayso)
CAAWA&DALJIR XUSEEN MADAR GAALKACAYO

Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha dowladda Soomaaliya Cabdi Faarax Saciid Juxa ayaa sheegay in ay muhiim tahay in Magaalada Muqdisho ay yeelato mustaqbalka madax ay Shacabku soo doorteen.

Mudane Cabdi Faarax Siciid (Juxaa), wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya ayaa sheegay in Gudoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir laga doonaayo in soo celiyo Sharaftii ay lahaan jirtay Muqdisho.

HOOS KA DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: