Koonfur Galbeed: Ciidamada Ammaanka oo Howlgallo Kawada Deegaanka

HomeWararka

Koonfur Galbeed: Ciidamada Ammaanka oo Howlgallo Kawada Deegaanka

Ciidamada Gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa howlgallo kala duwan oo lagu xaqiijinaayo Ammanka waxa ay ka wadaan degaanada maamulka Koonfur Ga

Warar dheeraad ah oo kasoo baxay weerarkii koonfurta Gaalkacyo
BARAKACAYAASHA BUUHOODLE, KALIIL KULUL, BIYO LA’AAN BAAHSAN & BISHA RAMADAN
Sheeko Gaaban: Sheekada Ismadhaanto – Taxanaha 12aad (dhegayso | daawo)

Ciidamada Gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa howlgallo kala duwan oo lagu xaqiijinaayo Ammanka waxa ay ka wadaan degaanada maamulka Koonfur Galbeed.

Taliyaha Ciidamada Booliska gaarka ah ee maamulka Koonfur Galbeed Shiine Macalin Nuur oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in had iyo jeer sameeyaan howlgallo kala duwan oo lagu xaqiijinaayo Ammaanka.

Howlgalladaan ayaa ku soo beegmaya xilli dhowaan madaxweynaha Soomaaliya uu sheegay inay dalka Alshabaab kaga sifayn doonaan muddo labo sano gudohood ah.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: