Madaxweyen Farmaajo,”Shaqo Abuur Ayaan U Samayn Doonaa Dhalinyarada Soomaaliyeed”.

HomeWararka

Madaxweyen Farmaajo,”Shaqo Abuur Ayaan U Samayn Doonaa Dhalinyarada Soomaaliyeed”.

Madaxweynaha dowladda federalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shaaca ka qaaday in dowladdiisu ay fursado shaqo u abuuri doonto dh

Guddoomiye Abuukar Geelle oo ka hadlay xaalka Laascaano iyo 2 qof oo Somaliland dishay (dhegayso)
Madaxwaynayaasha Puntland, Galmudug iyo Hirshabelle ayaa gaaray Kismaayo
QM oo soo saartay waxyeellada ay geysteen Roobab ka da’ay Bariga Afrika

Madaxweynaha dowladda federalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shaaca ka qaaday in dowladdiisu ay fursado shaqo u abuuri doonto dhalinyarada Soomaaliya.

Farmaajo ayaa tilmaamay in abuurista fursado shaqo ay dhalinyarada Soomaaliyeed ka jahayn doonto ku biirista Alshabaab iyo masiibada Tahriibka.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa hadalkaan ka jeediyey munaasabad lagu xusayey sanad guuradii 57aad ee ka soo wareegatey aasaaskii ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed.

COMMENTS

WORDPRESS: 1
  • c/kariin abdulaahi 7 years ago

    masha alaah madaxweey naha waa ku amaanayaa shaqada oo noo abuurayo madama aaan nahay dhalinyaro shaqo la aan ah thanks somalia ha is raacdo

DISQUS: