Barcelona oo Garaacday Kooxda Sevilla Kulan Katirsan Horyaalka Spain (Daawo)

HomeCiyaaraha

Barcelona oo Garaacday Kooxda Sevilla Kulan Katirsan Horyaalka Spain (Daawo)

Barcelona ayaa Camp Nou ku dubatay kooxda Sevilla kulan aad u adkaa isla markaana si wayn natiijadiisa loo sugayay waxayna kooxda Luis Enrique shaqadi

Xubintii Ciyaaraha: Tottenham Hotspur 3 -1 Real Madrid (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)
Barnaamijka Ciyaaraha ee Sports News iyo Cabdiraxman Yemani (dhegayso)

Barcelona ayaa Camp Nou ku dubatay kooxda Sevilla kulan aad u adkaa isla markaana si wayn natiijadiisa loo sugayay waxayna kooxda Luis Enrique shaqadii ugu badnayd ee kulankan qabsatay qaybtii hore ee kulankan iyada oo Lionel Messi iyo Luis Suarez ay sii wateen gool dhalintii cajiibka ahayd ee ay xili ciyaareedkan kaga soo jireen horyaalka La Ligaha.

Barcelona ayaa guushan ku gaadhay 3:0 waxaana goolka furitaanka dhaliyay Luis Suarez oo qaybtii danbe ee kulankan badal lagu saaray halka Lionel Messi uu daqiiqado kooban ku dhaliyay laba gool oo xaalad xun ku abuuray kooxda martida ahayd ee Sevilla.

DAAWO

https://youtu.be/LgyYQJcymso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: