Barcelona oo Garaacday Kooxda Sevilla Kulan Katirsan Horyaalka Spain (Daawo)

Barcelona oo Garaacday Kooxda Sevilla Kulan Katirsan Horyaalka Spain (Daawo)

Barcelona ayaa Camp Nou ku dubatay kooxda Sevilla kulan aad u adkaa isla markaana si wayn natiijadiisa loo sugayay waxayna kooxda Luis Enrique shaqadii ugu badnayd ee kulankan qabsatay qaybtii hore ee kulankan iyada oo Lionel Messi iyo Luis Suarez ay sii wateen gool dhalintii cajiibka ahayd ee ay xili ciyaareedkan kaga soo jireen horyaalka La Ligaha.

Barcelona ayaa guushan ku gaadhay 3:0 waxaana goolka furitaanka dhaliyay Luis Suarez oo qaybtii danbe ee kulankan badal lagu saaray halka Lionel Messi uu daqiiqado kooban ku dhaliyay laba gool oo xaalad xun ku abuuray kooxda martida ahayd ee Sevilla.

DAAWO

https://youtu.be/LgyYQJcymso

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com