DHEGAYSO Midowga Yurub oo Lacag ugu Deeqay Soomaaliya

HomeWararka

DHEGAYSO Midowga Yurub oo Lacag ugu Deeqay Soomaaliya

Ururka Midowga Yurub ayaa dowladda Soomaaliya ugu yaboohay 50 Milyan oo Pound oo lagu talagalay in wax looga qabto barakacayaasha iyo sidoo kale qaxoo

Qoys ku geeriyooday shil gaari oo kadhacay magaalada Laascaanood (dhegayso)
Nabadoon Maxamed Axmed Samatar oo shacaka degaanadda Roobku ka da’ay ee gobalka Bari in la so dhaweeyo reer guuraga
Caawa & Daljir iyo Cabdixakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (daawo)

Ururka Midowga Yurub ayaa dowladda Soomaaliya ugu yaboohay 50 Milyan oo Pound oo lagu talagalay in wax looga qabto barakacayaasha iyo sidoo kale qaxootiga Soomaaliyeed ee ka soo noqonaya dalka Kenya.

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha dowladda Soomaaliya Xaaji Cali Sheekh Maxamed Nuur ayaa sheegay in Midowga Yurub lacagtaa ugu talagalay dadka Soomaaliyeed ee dhibaataysan ayna si wanaagsan u maamuli doonaan.

DHEGAYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: