DHEGAYSO Taliyaha Saldhigga Bartamaha Boosaaso oo Ka Hadlay Arrimo Badan.

HomeWararka

DHEGAYSO Taliyaha Saldhigga Bartamaha Boosaaso oo Ka Hadlay Arrimo Badan.

Taliyaha saldhigga bartamaha ee magaalada Boosaaso Yuusuf Axmed Ciise, oo waraysi siinayey Daljir ayaa ka warbixiyey xaaladda ay ku sugan yihiin maxaabiista ku xiran saldhiggaasi iyo arrimo kale oo ka mid yihiin, tahriibayaasha iyo dhalinyarada mobilada furata. HOOS KA DHEGEYSO http://zeno-devlab.s3.amazonaws.com/media/47591/58e35bf40401006721b8b966/Waraysiga+Taliyaha+Saldhiga+Bartamaha+Bosaaso+ttt.mp3

Gudoomiyaha Xisbiga Mustaqbal Xildhibaan Maxamed Ismaaciil Siibad & soo dhaweynta furista dastuurka
Warka Caweysin iyo c.xakiin Xuseen Xasan, Daljir Garoowe (dhegayso)
Kulan looga hadlayeey Nabadeynta Somaaliya oo Muqdisho lagu qabtay (dhegayso)

Taliyaha saldhigga bartamaha ee magaalada Boosaaso Yuusuf Axmed Ciise, oo waraysi siinayey Daljir ayaa ka warbixiyey xaaladda ay ku sugan yihiin maxaabiista ku xiran saldhiggaasi iyo arrimo kale oo ka mid yihiin, tahriibayaasha iyo dhalinyarada mobilada furata.

HOOS KA DHEGEYSO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: