Sawirro-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Turkiga oo Gaarey Magaalada Muqdisho.

HomeWararka

Sawirro-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Turkiga oo Gaarey Magaalada Muqdisho.

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare kuxigeenka  dowladda Turkiga Mudane Veysi Kaynak ayaa Maanta soo gaaray magaalada Muqdisho. Garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee Muqdisho waxaa kusoo dhaweeyay Wafdiga uu hogaaminaayo Ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya iyo sidoo kale Wasiirka Arimaha dibada Yuusuf Garaad Cumar. SAWIRRO

VILLA SOMALIA IGNORES THE CRIES OF THE CHILDREN OF LAASCAANOOD
Wasaaradda waxbarashadda DFS oo amaro dul dhigtay dugsiyada waxbarashada (Akhriso)
Hogaamiyaha Jubbaland oo la kulmay Odayaasha dhoobley (Daawo)

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare kuxigeenka  dowladda Turkiga Mudane Veysi Kaynak ayaa Maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.

Garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee Muqdisho waxaa kusoo dhaweeyay Wafdiga uu hogaaminaayo Ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya iyo sidoo kale Wasiirka Arimaha dibada Yuusuf Garaad Cumar.

SAWIRRO

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: