Sawirro-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Turkiga oo Gaarey Magaalada Muqdisho.

Sawirro-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Turkiga oo Gaarey Magaalada Muqdisho.

Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaare kuxigeenka  dowladda Turkiga Mudane Veysi Kaynak ayaa Maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.

Garoonka diyaaradaha Aadan cadde ee Muqdisho waxaa kusoo dhaweeyay Wafdiga uu hogaaminaayo Ra’iisul wasaare ku xigeenka Soomaaliya iyo sidoo kale Wasiirka Arimaha dibada Yuusuf Garaad Cumar.

SAWIRRO

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com