DAB QABSADAY QABALAHA GOOBYAAL | QALAAFE | DDS

HomeWararkaDowladda Deegaanka Soomaalida

DAB QABSADAY QABALAHA GOOBYAAL | QALAAFE | DDS

Qabalaha Goobyaal oo kamid ah Dagmada Qalaafe ee Gobolka Shabeele ee Dawladda Deegaanka Soomaalida DDS ayaa waxaa ka kacay dab baahsan. Dabka ayaa ku

GALBEEDKA SITTI | Dad badan ayaa udhintay macluul iyo gaajo
30 Lo’aad oo maanta Oramadu ku dhacday duleedka Tulliguuleed
JIGJIGA: Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar oo maanta xadhiga ka jaray Xarun Kaliyaha lagu sifayn doono (daawo)

Qabalaha Goobyaal oo kamid ah Dagmada Qalaafe ee Gobolka Shabeele ee Dawladda Deegaanka Soomaalida DDS ayaa waxaa ka kacay dab baahsan. Dabka ayaa ku sii fidaya Qabalaha Goobyaal, Qalaafe.

Sida aan ka soo xiganay dad goobjoog ah weli loo helin awood lagu damiyo dabka kaas oo looga walaacsanyahay haddii aan la damin inuu sii fido. Illaa hadda lama oga sababta dabka kacay dhalisay, waxaana hal mar la arkay dabka oo kor u kacay.

Diiwaanka wararka,
Radio Daljir

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: