U yeerid Codsiyada fursado tababarro iyo maalgelinta ganacsiyo yaryar

HomeWararkaSiyaasadda & Dhaqaalaha

U yeerid Codsiyada fursado tababarro iyo maalgelinta ganacsiyo yaryar

Mashruuca UPSHIFT waa mid fursad u siinayadhalinyarada in ay helaantaageerosi ay u noqdaanawoodsamaysaisbadaltoganbulshoahaaniyodhaqaaleahaan, isagaoo

Save the Children: Jago Bannaan, Garoowe – Maamule Xafiis
ISKAASHIGA JARMALKA: INVITATION TO TENDER / CALL FOR OFFERS ORGANIZATIONAL DEVELOPMENT CONSULTANCY
Badhan: Fursad Shaqo ACTED – WASH PROJECT MANAGER

Mashruuca UPSHIFT waa mid fursad u siinayadhalinyarada in ay helaantaageerosi ay u noqdaanawoodsamaysaisbadaltoganbulshoahaaniyodhaqaaleahaan, isagaooabuurayasuuqshaqooo furan,dhaqaalexasiloon, maamulwanaag iyo bulshodhiirran. Waxauu kuhagayaa dhallinyarada horumar iyadoo loo marayo hirgelinta hal abuurro bulsho iyo mid Ganacsi. Ujeedka oo ah in dhlainyarada tayadooda kor loo qaado si ay u qeexaan caqabadaha ka dhexjira bulshadooda uguna xalliyaan fikradahooda Ganacsi.

Halkan riix si Arjigaan kuugu hago habkaad isu diiwaan gelin lahayd una xaraysan lahayd kamid noqoshada ka faa’iidaystayaasha barnaamijkan UPSHIFT.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: