HomeUncategorized

Soomaaliland oo amartay inaan la qaban karin shirar kadhan ah saldhigga Imaaraadka ee Berbera.

Maamulka Somaliland ayaa soo saaray Amar cusub oo ku aadan in aan Hoteelada Magaalada Hargeysa lagu qaban karin Shirar looga soo horjeedo Saldhiga dowladda Imaraadka ay ka furanayso Magaalada Berbera.

DHAGAYSO:Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_Khamiis 25
Wafti ka socda dawladda Puntland oo Muqdisho u tagay muran iyo madmadaw ka soo laabtay deeqdii waxbarasho ee dawladda Turkiga.
Golaha Wasiirada Soomaaliya oo Maanta shir yeeshay iyo taliye Cusub oo la magacaabay

Maamulka Somaliland ayaa soo saaray Amar cusub oo ku aadan in aan Hoteelada Magaalada Hargeysa lagu qaban karin Shirar looga soo horjeedo Saldhiga dowladda Imaraadka ay ka furanayso Magaalada Berbera.

Wasiir dowlaha Amniga maamulka Somaliland Maxamed Muuse Diiriye oo ku saxiixnaa Warqadda kasoo baxday Somaliland ayaa sheegay in Cidii Martigelisa Shir looga soo horjeedo Maalgashiga in ay ka qaadi doonaan tilaabo.

1

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: