Soomaaliland oo amartay inaan la qaban karin shirar kadhan ah saldhigga Imaaraadka ee Berbera.

Maamulka Somaliland ayaa soo saaray Amar cusub oo ku aadan in aan Hoteelada Magaalada Hargeysa lagu qaban karin Shirar looga soo horjeedo Saldhiga dowladda Imaraadka ay ka furanayso Magaalada Berbera.

Wasiir dowlaha Amniga maamulka Somaliland Maxamed Muuse Diiriye oo ku saxiixnaa Warqadda kasoo baxday Somaliland ayaa sheegay in Cidii Martigelisa Shir looga soo horjeedo Maalgashiga in ay ka qaadi doonaan tilaabo.

1

Daljir.com


Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com