HomeUncategorized

Ciidamo gedoodsan oo la wareegey xarunta barlamaanka Puntland ee Garoowe.

Garoowe, Feb 26 2017-Cutubyo katisan ciidanka difaaca Puntland oo ku hubaysan gaadiidka dagaalka ayaa saaka la wareegey xarunta barlamaanka ee magaalada Garoowe.

Taliyayaasha cusub ee Asluubta iyo Booliska Soomaaliya oo Maanta la Dhaariyay
WAR SAXAAFADEED-Dowladda Puntland oo kudhawaaqday inay Isdifaacayso.
Baahin: Salaasa, Feb 21, C/risaaq C. Silfar ~ Daljir ~ Galkacyo. Ciidamada dawlada federaalka & kuwa Ethiopia oo u ruqaansaday dhanka Baydhabo; AMISOM oo sheegtay in ay bilaabi doonaan wajiga 2-aad ee la-dagaalanka Al-shabaab; Agaasimaha madaarka Galkacyo oo beeniyey madaafiic la sheegay in lagu tuuray madaarka.

Garoowe, Feb 26 2017-Cutubyo katisan ciidanka difaaca Puntland oo ku hubaysan gaadiidka dagaalka ayaa saaka la wareegey xarunta barlamaanka ee magaalada Garoowe.

Warar madax banaan ayaa sheegaya in ciidanku ay dalbanayaan mushahar ka maqan, waxaana xarunta lasheegay inay ku sugnaayeen kudhowaad 15 mudane oo katirsan barlamaanka Puntland.

Ciidankaan hubaysan ayaa u diidey xildhibaanadaasi inay ka baxaan xarunta ilaa meel la saarayo mushaharka ka maqan, inkastoo aysan jirin cid warbaahinta lahadashay.

La soco wixii soo kordha.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: