HomeUncategorized

DHEGEYSO-Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku tabaalaysan xabsiyada Maraykanka.

Alapama, Feb 18 2017-Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xiran dalka Maraykanka gaar ahaan magaalada Alapama ayaa ka cabanaya safaaradda Soomaaliya ee Maraykanka oo ay sheegeen inaysan waxba u qaban.

Dhagayso Barnaamijka Xulashada Daljir Arbaco Oct – 19 – 2016 Wariye Xassan Haykal Studio Daljir Boossaaso
23 qof oo lagu soo qabtay isticmaalka iyo ka ganacsiga maandooriyaha ayaa lagu xiray Boosaaso
DHAGAYSO: Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Wariye Faadumo

Alapama, Feb 18 2017-Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xiran dalka Maraykanka gaar ahaan magaalada Alapama ayaa ka cabanaya safaaradda Soomaaliya ee Maraykanka oo ay sheegeen inaysan waxba u qaban.

Dhalinyaradaani ayaa sheegay in dowladdii madaxweyne Xasan Sheekh aysan waxba u qaban waxaana ay codsi u direen madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: