DHEGEYSO-Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku tabaalaysan xabsiyada Maraykanka.

Alapama, Feb 18 2017-Dhalinyaro Soomaaliyeed oo ku xiran dalka Maraykanka gaar ahaan magaalada Alapama ayaa ka cabanaya safaaradda Soomaaliya ee Maraykanka oo ay sheegeen inaysan waxba u qaban.

Dhalinyaradaani ayaa sheegay in dowladdii madaxweyne Xasan Sheekh aysan waxba u qaban waxaana ay codsi u direen madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com