HomeUncategorized

DHEGEYSO-Tarxiil sugayaal Soomaali ah oo ku sugan dalka Maraykanka.

Washington, Jan 28 2017-Dalka Maraykanka ayaa waxaa lagu xirxiray in kabadan 90 dhalinyaro Soomaali ah oo noqon doona dufcaddii labaad ee Soomaali ah lagana soo tarxiilayo dalka Maraykanka.

Shaqo Joojinta Macalimiinta Kenya oo Gashay Asbuucii Labaad
Shirkii kasocday degmada Cadaado oo lasoo gabagabeeyay islamarkaana lagu gaaray in maamul midaysan looga dhawaaqo gobolada dhexe ee Soomaaliya
(DHAGEYSO) Barnaamijka Tartan & Tacliin ee Radio Daljir Habeenkii 3aad

Washington, Jan 28 2017-Dalka Maraykanka ayaa waxaa lagu xirxiray in kabadan 90 dhalinyaro Soomaali ah oo noqon doona dufcaddii labaad ee Soomaali ah lagana soo tarxiilayo dalka Maraykanka.

Nuur Maxamed Maxamuud oo kamid ah dhalinyaradaasi ayaa sheegay in loo sheegay in dhammaan Soomaalida aan sharciga haysan ee qaxootinimada Maraykanka ku tagtay la xirxiri doono, isagoona sheegay inay ku xigi doonaan kudhowaad 100 qof oo horay loosoo qaaday.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: 0