.jpg)
Boosaaso, Nov 30 2016-Gudiga doorashada dadban ee heer federal ayaa sheegay in la xalliyey khilaafkii Puntland iyo arrimaha doorashada ee sababay in Puntland joojiso qabsoomidda doorashada xubnaha aqalka hoose oo Garoowe kasocotay.
Audio PlayerBoosaaso, Nov 30 2016-Gudiga doorashada dadban ee heer federal ayaa sheegay in la xalliyey khilaafkii Puntland iyo arrimaha doorashada ee sababay in Puntland joojiso qabsoomidda doorashada xubnaha aqalka hoose oo Garoowe kasocotay.
Audio Player
COMMENTS