DHEGEYSO-Puntland oo fasaxday doorashada aqalka hoose.

Boosaaso, Nov 30 2016-Gudiga doorashada dadban ee heer federal ayaa sheegay in la xalliyey khilaafkii Puntland iyo arrimaha doorashada ee sababay in Puntland joojiso qabsoomidda doorashada xubnaha aqalka hoose oo Garoowe kasocotay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com