HomeUncategorized

DHEGEYSO-Beelo ku dagaalamay Caabud-waaq oo heshiis hordhac ah gaarey.

Caabud-waaq, Nov 20 16-Degmada Caabud-waaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa waxaa kasocda kulamo ballaaran oo lagu dhexdhexaadinayo beelo ood-wadaag ah oo halkaasi dirir dhowaan kudhexmartay.

Mid ka mid ah la haystayaashii Faransiiska ahaa oo dawladda Soomaaliya u gacan galay. [Akhris …]
Wasiirka amniga Puntland Khaliif Ciise Mudan oo Gaalkacyo soo gaaray
Waftigii dawladda federaalka ee dhawrkii maalmood ee ugu dambeeyey ku sugnaa Puntland oo maanta Galkacyo ka dhoofay.

Caabud-waaq, Nov 20 16-Degmada Caabud-waaq ee waqooyiga gobolka Galgaduud ayaa waxaa kasocda kulamo ballaaran oo lagu dhexdhexaadinayo beelo ood-wadaag ah oo halkaasi dirir dhowaan kudhexmartay.

Shirarka oo weli socda ayaa wajigii kowaad laga soo saaray heshiis dhowr qodob ka kooban oo gundhiggiisu ahaa sidii xabad joojin looga abuuri lahaa beelaha dhexdooda, warbixin Ayaanle Cabdullaahi Jaamac.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: