HomeUncategorized

Daawo Sawirrada-Ciidamada Puntland iyo Galmudug oo lakala durkiyey.

Raysal wasaaraha Soomaaliya iyo General Siciid Dheere oo ah taliyaha ciidanka difaaca Puntland iyo guddiyada saraakiisha labada dhinac ee Galmudug iyo Puntland ayaa ku guulaystay in la kala qaado ciidamada isku horfadhiyay galbeedka magaalada Gaalkacyo, waxaana la kala fogeeyay masaafo 4km.

Wasiirrada Arrimaha dibadda ee dalalka Iiraan iyo Turkiga oo maanta Muqdisho yimid.
DHAGAYSO: Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_Isnin_07
DHEGEYSO-Madaxweyne Gaas oo shahaadooyin gudoonsiiyey arday.

Raysal wasaaraha Soomaaliya iyo General Siciid Dheere oo ah taliyaha ciidanka difaaca Puntland iyo guddiyada saraakiisha labada dhinac ee Galmudug iyo Puntland ayaa ku guulaystay in la kala qaado ciidamada isku horfadhiyay galbeedka magaalada Gaalkacyo, waxaana la kala fogeeyay masaafo 4km.

Madaxweyne Gaas waxaa kale oo lagu wadaa inuu tago koontaroolka koonfureed ee magaalada Gaalkacyo, halkaas oo lagu dhameystirayo hannaanka kala durkinta ciidamada.

Daljir.com

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: