HomeUncategorized

Dhagayso Gudiga Gurmadka Abaaraha Puntland oo ka hadlay baaxada abaarta iyo dadaallada ay sameeyeen

Boossaaso, Nov, 15, 2016 - Gudoomiyaha Gudiga Gurmadka Abaaraha Puntland sheeq Fu.aad Maxamed Xaaji oo Maanta Waraysi Gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa Waxa uu faah faahin kabixiga Dadaalada ay ugu jiraan Gurmadka Dadka kutabaaloobay abaar iyo Biyo dhaamin ay gudiga kawadaan Qaybo kamid ah deegaanada ay abaartu ka jirto.

Gobollada Soomaaliya oo inta badan si wayn looga dabaal-degayo munaasabada Ciidul-Adxaa
DHAGAYSO: Barnaamijkii Saaka iyo Dunida_24
Xukuumada Puntland oo sheegtay in xus balaaran loo samayn doono munaasabada 1-da August, ee aasaaska dawlada Puntland. [Dhegaysi …]

Boossaaso, Nov, 15, 2016 – Gudoomiyaha Gudiga Gurmadka Abaaraha Puntland sheeq Fu.aad  Maxamed Xaaji  oo Maanta Waraysi Gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa Waxa uu faah faahin kabixiga Dadaalada ay ugu jiraan Gurmadka Dadka kutabaaloobay abaar iyo Biyo dhaamin ay gudiga kawadaan Qaybo kamid ah deegaanada ay abaartu ka jirto.

Gudiga ayaa kawarbixiyay lacagi kala duwan soo soogaaray .Hadaba Arimahaasi iyo arimo kale Waxa uu uga waramay Wariye Maxamuud Cabdi ibraahin  isgoo Kusugan Magaalada Garoowe.
 
Hoos ka dhagayso

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: