Dhagayso Gudiga Gurmadka Abaaraha Puntland oo ka hadlay baaxada abaarta iyo dadaallada ay sameeyeen

Boossaaso, Nov, 15, 2016 – Gudoomiyaha Gudiga Gurmadka Abaaraha Puntland sheeq Fu.aad  Maxamed Xaaji  oo Maanta Waraysi Gaar ah siiyay Radio Daljir ayaa Waxa uu faah faahin kabixiga Dadaalada ay ugu jiraan Gurmadka Dadka kutabaaloobay abaar iyo Biyo dhaamin ay gudiga kawadaan Qaybo kamid ah deegaanada ay abaartu ka jirto.

Gudiga ayaa kawarbixiyay lacagi kala duwan soo soogaaray .Hadaba Arimahaasi iyo arimo kale Waxa uu uga waramay Wariye Maxamuud Cabdi ibraahin  isgoo Kusugan Magaalada Garoowe.
 
Hoos ka dhagayso

Posted

in

by

Tags:

Comments

U dhaaf Halcelis

Negelka email-kaaga lama faafin doono. Godadka faralka ah waxaa lagu suntay *

WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com