HomeUncategorized

DHEGEYSO-Ra’iisul wasaare Cumar oo dhaliilay hanaanka federalka ee Soomaaliya.

Galkacyo, Nov 13 2016-Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa sheegay in nidaamka Federaalka uu noqday mid aan lagu degin oo ay ku dagaalameen qaar ka mid ah maamulada ka jira dalka.

DHEGEYSO-Shacabka Galkacyo oo kahadlay heshiiskii dhexmaray Puntland iyo Galmudug.
DHEGEYSO-Barnaamijkii xulashada Daljir iyo Maxamuud Cabdi Ibrahim.
EU oo ka shiraya habka loo gacan qaban karo dalalka taageerada u baahan oo ay Soomaaliya ku jirto

Galkacyo, Nov 13 2016-Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa sheegay in nidaamka Federaalka uu noqday mid aan lagu degin oo  ay ku dagaalameen qaar ka mid ah maamulada ka jira dalka.

Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa sheegay in ay haboon tahay in dib u eegis lagu sameeyo nidaamka federaalka , madaam uu mushkilad cusub uu soo kordhiyay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: