DHEGEYSO-Ra’iisul wasaare Cumar oo dhaliilay hanaanka federalka ee Soomaaliya.

Galkacyo, Nov 13 2016-Ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa sheegay in nidaamka Federaalka uu noqday mid aan lagu degin oo  ay ku dagaalameen qaar ka mid ah maamulada ka jira dalka.

Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake ayaa sheegay in ay haboon tahay in dib u eegis lagu sameeyo nidaamka federaalka , madaam uu mushkilad cusub uu soo kordhiyay.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com