HomeUncategorized

DHEGEYSO-Warbixin ku saabsan xaaladda degmada Qandala ee G Bari.

Boosaaso, Nov 03 2016-Dagmada Qandala oo katirsan G/bari Qiyaastiina 77kmr ujirta Magaalada Bosaaso ayaa Maanta waxaa ka socda Barakac xoogan waxayna dadka deegaankaasi kasoo barakacay ay soo gaareen Qaar kood deegaano ku dhaw dhaw Magaalada Bosaaso kadib Markii Halkaasi ay maanta uruqaan sadeen Ciidamada Puntland oo kaabiga kuhaya deeganka Qandala.

(DHAGEYSO) Barnaamijka Caawa & Daljir (Xarunta Garowe) 3 July 2016.
Haweeney Gabadhaha si Qarsoodi ah u Guddi jirtay oo xukun lagu riday gudaha Australia
Al-shabaab oo marin habaabin iyo dal-qaybsi ku tilmaamay nuxurka shirkii Hiigsiga cusub

Boosaaso, Nov 03 2016-Dagmada Qandala  oo katirsan G/bari Qiyaastiina 77kmr ujirta Magaalada Bosaaso ayaa Maanta waxaa ka socda Barakac xoogan  waxayna dadka deegaankaasi kasoo barakacay ay soo gaareen Qaar kood deegaano ku dhaw dhaw  Magaalada Bosaaso  kadib Markii Halkaasi ay maanta   uruqaan sadeen  Ciidamada Puntland oo kaabiga kuhaya deeganka Qandala.





Warbixinta Warkan Waxaa Bosaaso kasoo diray Wariye Xasan Heykal.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: