DHEGEYSO-Warbixin ku saabsan xaaladda degmada Qandala ee G Bari.

Boosaaso, Nov 03 2016-Dagmada Qandala  oo katirsan G/bari Qiyaastiina 77kmr ujirta Magaalada Bosaaso ayaa Maanta waxaa ka socda Barakac xoogan  waxayna dadka deegaankaasi kasoo barakacay ay soo gaareen Qaar kood deegaano ku dhaw dhaw  Magaalada Bosaaso  kadib Markii Halkaasi ay maanta   uruqaan sadeen  Ciidamada Puntland oo kaabiga kuhaya deeganka Qandala.





Warbixinta Warkan Waxaa Bosaaso kasoo diray Wariye Xasan Heykal.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com