HomeUncategorized

DHEGEYSO-Maamulka gobolka Mudug oo kahadlay dagaalkii galabta kadhacay Galkacyo.

Galkacyo, Novb 02 2016--Gudoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland Xasan Maxamed Khaliif, oo waraysi gaar ah siinayey Idaacadda Daljir ayaa kahadlay dagaalkii galabta gabal gaabkii kadhacay magaalada Galkacyo.

Madaxweynaha Puntland oo shacabka ugu hambalyeeyey munaasabadda ciidul Carafa.
Al-shabaab oo Dishay hogaamiye kooxdooda ka tirsanaa
DHAGAYSO: Barnaamijkii Caawa iyo Daljir iyo Wariye Cabdinasir M. Cali

Galkacyo, Novb 02 2016–Gudoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland Xasan Maxamed Khaliif, oo waraysi gaar ah siinayey Idaacadda Daljir ayaa kahadlay dagaalkii galabta gabal gaabkii kadhacay magaalada Galkacyo.

Xasan Maxamed Khaliif, ayaa sheegay in ciidamada maamulka Galmudug ay weerar kusoo qaadeen fariisin ciidanka Puntland kulahaayeen duleedka galbeed ee magaalada Galkacyo.

Gudoomiyaha ayaa sheegay in Puntland hal askari uu dagaalka kaga dhaawacmay sidoo kalena ay khasaare gaarsiiyeen dhanka Galmudug sida uu hadalka u dhigay.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: