HomeUncategorized

DHEGEYSO-Axmed Madoobe*AMISOM Waa in mudo kooban dalka looga saaraa*.

Dubai, Oct 31 2016--Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “ Axmed Madoobe” ayaa ku baaqay in si deg deg ah dalka guud ahaan loogu saaro Ciidamada Shisheeye ee Jooga, gaar ahaan kuwa AMISOM.

Bacaad weyn, Jan, 07- Daawo sawiraddii shirkii hogaanka dhaqanka loogu doortay Bashiir C/dille Cismaan (Codweyn) ee baligga JEEDALOW.
Dagaal beeleed ka bilowday gobolka Sh/Hoose ( Dhegayso)
Nin xalay lagu dilay Garoowe xilli la isku diyaarinayay xuska 13 guurada Puntland

Dubai, Oct 31 2016–Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “ Axmed Madoobe” ayaa ku baaqay in si deg deg ah dalka guud ahaan loogu saaro Ciidamada Shisheeye ee Jooga, gaar ahaan kuwa AMISOM.

Waxa uu sheegay in ay qalad tahay in ay dalka sii joogaan maadama sida uu sheegay ay ka baxayaan ama ay baneenayaan deegaanadii ay joogeen.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: