DHEGEYSO-Axmed Madoobe*AMISOM Waa in mudo kooban dalka looga saaraa*.

Dubai, Oct 31 2016–Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “ Axmed Madoobe” ayaa ku baaqay in si deg deg ah dalka guud ahaan loogu saaro Ciidamada Shisheeye ee Jooga, gaar ahaan kuwa AMISOM.

Waxa uu sheegay in ay qalad tahay in ay dalka sii joogaan maadama sida uu sheegay ay ka baxayaan ama ay baneenayaan deegaanadii ay joogeen.

FAALLOOYIN & FALCELIN

WORDPRESS: 0
WP2Social Auto Publish Powered By : XYZScripts.com