HomeUncategorized

DHEGEYSO-Waa sidee nolosha dadkii kasoo barakacay degmada Qandala.

Burci, Oct 30 2016--Ilaa laba kun oo qoys ayaa kasoo qaxay degmada Qandala ee gobolka Bari , iyagoo ka baqnaya inay ku dul dagaalamaan ciidamada Puntland iyo koox xiriir la leh Daacish oo dhowaan deegaankaasi gaartay

DHEGEYSO-Barnaamijkii Saaka iyo Dunida iyo M CC Kooshin.
100-ka mid ah ciidamada AMISOM oo la geeyay Baydhabo
Munaasabadda 1-da Agoosto oo si aan loo kala harin looga Xusay Garowe

Burci, Oct 30 2016–Ilaa laba kun oo qoys ayaa kasoo qaxay degmada Qandala ee gobolka Bari , iyagoo ka baqnaya inay ku dul dagaalamaan ciidamada Puntland iyo koox xiriir la leh Daacish oo dhowaan deegaankaasi gaartay

 
Dadka kasoo qaxay magaalada Qandala ayaa qaarkood soo gaaray meelo ka mid ah tuuloyiinka degmada Qandala iyo deegaanada kale ee u dhow ee saaran xeebaha.
 
Siciid Maxamuud oo ka mid ah dad tiro yar oo soo gaaray deegaanka Karin-qandala oo katirsan tuulooyinka degmada Qandala ayaa sheegaya inay darruufo haysato maadaama deegaanka oo horay uga jiray abaar ay hadda ugu soo darsantaay baqdin sababtay inay guryhoodii soo faarujiyaan.

COMMENTS

WORDPRESS: 0
DISQUS: